Jasiiradda Koyama oo ka mid ah goobaha dalxiiska ugu quruxda badan Jubbaland

0
224

Jasiiradda Koyama oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa ka mid ah goobaha dabiiciga ah ee ugu quruxda badan ee ku habboon dalxiiska.

Jasiiraddan oo leh muuqaal dabiici ah iyo xeeb aad u soo jiidasho leh ayaa soo jiidata indhaha qof kasta oo booqda.

Jubbaland guud ahaan waxay hodan ku tahay goobo dalxiis oo dabiici ah, kuwaas oo ka mid ah meelaha ugu quruxda badan Soomaaliya.