Mdaxweynaha dowlada Jubbaland oo magacaabey Gudoomiyaha degmada Jamaame

0
237

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Mudane Abukar Jimcale u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose.