Kaalay, Xijaabka iga siib

91
Waa Hal ku dhiga Rowda Mohamed oo ah Gabadhaan Somaaliyeed taasi oo qabsatay Warbaahinta.
Gabadhani ayaana xirfada Modelka ka gartay Darajada ugu sareysa oo ay Ku Riyoodaan Dumar badan.
Dharka ay Roowda xidhan tahay waxaa la xiran jiray 1940,Wixii ka horeeyey waxaana loo xiraa kaliya Gabdhaha darajada uga sare ka Gaadha Modelka .
Gabadhan ayaa sheegtay Waligeed intii ay ku jirtay Modelka in aysan dhigin xijaabka waxayna si geesinimo leh Gacanteeda ugu qortay ka Fogoow xijaabkeyga .