Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland oo gacanta ku dhigay Qaraxyo

0
321
Guutada Hanqadh Ee Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland ayaa Howlgalo Sifayn ah Kawada Deganada Katirsan Degmada Badhaadhe Ee Gobolka Jubbada Hoose.
Howl Galadan Oo u jeedkoodu ahaa In laga siifeeyo Haradiga Maleshada AS ee Kudhumalaysanaya Qeybo kamid ah Deganadasi.
Inta Howlgalkan Socday waxaa ciidamada U surta Gashay In ay Garaan gob Ay Maleshiyada khawarijta AS ay kusamaynayeen Walxaha Qarxa.
Ciidamada ayaana gacanta ku dhigay miinooyin ay argagixisadu damacsaneed inay shacabka ku dhibaateeyaan.