
Ciidan ka tirsan qaybta ammaanka ee Madarka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo ayaa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay tababar muddo socday.
Tababarkan ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha sugidda ammaanka garoonka.
Waxaa Tababarkan soo xiray Taliyaha Amniga Madarka, Col. Mohamed Hayi Badar, oo dadaal iyo juhdi badan geliyey qorsheynta, hagista iyo hirgelinta tababarkan.
Ugu dambaynti Ciidan Ayaa lagula Dardarmay In ay Wajibkoda u gutaan sidii wax lagu Baray bulshada ugu adegaan.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







