
Gudomiye kuxigenka Degmada kismaayo Najib Bare Salaad iyo Xubno ka tirsan Agaasimayasha guud ee wasaradaha Dowlada Jubbaland Gudomiyaha Hay,ada Qaxotiga Jubbaland iyo Gudomiyaha Hay,ada shaqalaha Rayidka ayaa shir uga qayb galayaa Magalada Dhaka ee Dalka Bangaladhesh.
Shirkan ayaa looga Hadlay Mashruuca Seepow oo ah mashruc lagu talagalay in lagu Kaabo dadka nugul looguna sameeyo Ganacsi yar yar oo kor loogu qaado noloshooda iyo Ganacsiyadoda
Mashrucan Sepow ayaa waxaa iska kashanaayo Wasaradaha Dowlada Qar kamid Degmada Hoose ee Degmada iytadoona ay caawineyso Hay,ada GIZ.















