Guddoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Jubbaland oo furey Tartanka Akadeemiyada Degmada Kismaayo

0
182
Guddoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Jubbaland, Mudane Cabdullaahi Axmed Cabdullaahi, ayaa garoonka kubada cagta Kismaayo si rasmi ah oga daah-furay Tartanka Akadeemiyada Degmada Kismaayo,
Munaasabadda furitaanka waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xiriirka Kubadda Cagta Jubbaland, Guddoomiyaha Ciyaaraha Degmada Kismaayo, iyo guud ahaan bahda ciyaaraha,
Tartanka ayaa lagu furay labada koox ee Elman iyo Ball Boys iyago so bandhigay ciyaar wada xiiso galisay dhamaan dadkii uso dawasho tagay garoonka kubada cagta Waamo.