
Agaasimha Waaxda Dhalinyarada ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Jubbaland, Mudane Aadan Cabdi Faarax oo ay wehliyaan masuuliyiin katirsan Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland, Ururka Kubada Cagta Jubbaland iyo madax ka socota hay’adda The Lutheran World Federation (LWF), ayaa deegaanka Goobwayn ka daah furay tartan ciyaareed loo qabanayo 4 Iskuul oo ay maamusho hay’adda taaba-gelisay tartan ciyareedkan is dhexgal ah.







![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






