
Maxamed Cabdi cabdulle oo ka mid ahaa maleeshiyaadka argagixisada ayaa isku soo dhiibay ciidamada booliska Qeybta gobolka Jubbada Hoose iyo ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 11aad ee qeybta 43-aad ee ee ku sugan deegaanka baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose
Maxamed oo ka mid ahaa maleeshiyaad argagixisada ayaa u qaabilsanaa waxaa ay ugu yeeraan dugsiyada waxbarashada ay ku marin ha haabiyaan jiilka soo koraayo
Maxamed Cabdi cabdulle ayaa loo wareejiyay dhankaaa iyo jabhadda oo maleeshiyaadka uqaabilsanaa isagoona in muda ah ka soo qeyb qaatay dagaalla bada oo ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose
Isasoo dhiibahaan oo u adgeysan waaye xaalada nololeed iyo dhamacda kulul ay argagixisada ay kala kulmayaan geesiyaasha Jubbaland iyo Kuwa Xoogga Dalka

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






