
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo, Mudane Cumar Cabdullahi Maxamed (Faraweyne), iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta Dawladda Jubbaland, Mudane Cabdiwahaab Axmed Ismaaciil oo ay wehliyaan Wasiiro ayaa dhagax dhigay waddo 3-KM ah oo ay yeelaneyso Tuulada Mubaarak oo hoos timaada Dgemada Kismaayo.
Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska kaashadeen Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta Dawladda Jubbaland, Maamulka Dawladda Hoose ee Kismaayo iyo dadka deegaanka.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







