Ciidamada dowlada Jubbaland iyo kumaandooska Danab oo Khawaarijta ka saaray tuulooyin hoos taga degmada Jamaame

0
278
Ciidamada dowladda Jubbaland, gaar ahaan Guutada Gurmadka Qaran iyo ciidamada Kumandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaannada ku teedsan gadiga kale ee wabiga Juba ee dhanka Jamaame, gaar ahaan tuulooyinka Qoraxey, Farbulaay iyo Turdo, kuwaas oo dhammaantood u dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose
Howlgalka oo bilaabmay shalay ayaa si wadajir ah u fulinayeen ciidamadu, waxaana si guul leh looga saaray maleeshiyaadka Khawaarijta goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen.
Faahfaahinta dheeraadka ah ee howlgalka kala soco goordhow