
Ku dhowaad afartan wariye oo ka howl gala warbaahinta Dowlada iyo kuwa madaxa banan
Ayaa magaalada Kismaayo loogu qabtay tababar lagu baranaayay habka tabinta wararka iyo barnaamijyada ku saabsan gudniinka fircooniga ee dhibaatada ku ah hablaha soomaaliyeed.
Saxafiyiinta ka faa’iideystay tababarka ayaa isugu jira wiilal iyo gabdho oo in badan ka shaqeeya tabinta wararka arimaha bulshada.
Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo xaquuqul inshaanka Jubbaland marwo Cadar Ismaciil Cabdullahi Juuraati oo daah furtay tababarka ayaa wariyaasha kula dar daarantay inay ka faa,ideystaan casharada aqoon korarsiga.







![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







