Jubbaland: Dhul Barwaaqo ah oo Kheyraad Dabiici ah iyo Xeebo Qurux badan oo Soo Jiidasho Leh

0
574
default
Jubbaland waa dhul aad u qurux badan oo leh kheyraad dabiici ah oo fara badan, gaar ahaan dhanka beeraha iyo wax soo saarka, waa halka ugu badan ee wax soo saarka Soomaaliya waa dhul barwaaqo ah.
Sidoo kale, Jubbaland waxay leedahay xeebaha ugu quruxda badan Soomaaliya, kuwaas oo ku habboon dalxiis,Jasiiradaha dabiiciga ah oo ah meelo soo jiidasho leh oo loogu talagalay dalxiisayaal gudaha iyo dibadda ah.
Sawirada Hoos ka fiirso.

 

 

 

default
default
default

default
default
default
default
default
default
default
default