Xisbiga Himilo Qaran oo cambaareeyay falalka foosha xun ee Xassan iyo kooxdiisa ku duminayso maamulada Dalka

0
153

Xisbiga Himilo Qaran ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Dhaqaalihii, Hubkii, iyo Ciidankii Soomaaliyeed loo isticmaalo duminta Maamulo dhisan iyadoo Cadawgii ummadda Soomaaliyeed uu u muuqdo Magaalada Muqdisho.