
Xildhibaan Cabdiqaadir Jaylaani, oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, deegaan doorashadiisuna tahay Degmada Baladxaawo, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii ay maleeshiyaad taabacsan Xasan Sheekh ku qaadeen bulshada nabadda jecel ee degmada Baladxaawo.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale bulshada reer Baladxaawo ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan amniga iyo xasilloonida deegaanka.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







