Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo cambaareysay ficilada foosha xun ee Xassan iyo kooxdiisaBy Maamule - July 23, 20250227 Share on Facebook Tweet on Twitter Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa si adag u cadaysay in colaada uu Xassan Sheekh ka hurinayo Gobolka Gedo ay khatar galinayso dadaalada Dowlad dhiska Soomaliyeed Ee Xiliga fog soo bilowday.