
Golaha Samata-Bixinta Qaran oo ay ku mideysan yihiin Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa si adag u cambaareeyay ficillada rabshadaha iyo fowdada wata ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo kooxdiisa ay ka wadaan Gobolada Sanaag iyo Gedo si gaar ah dagaalada ka socda Sanaag iyo Ciidamada la qorsheynaayo in loo daabulo Deegaanada Gobolka Gedo kuwaas oo qatar ku ah Nabadda iyo Xasiloonida ay haysaan Shacabka labada Gobol.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







