
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Malgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo gaaray Guriga uu daganaa Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlada jubbaland ayaa Saxiixay Buugga tacsida Marxuum Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo dhawaan geeriyooday.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







