
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubbaland General Aaden Axmed Xaaji oo soo gaaray hoyga Marxuum Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa Saxiixay Buugga tacsida Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlada Jubbaland Marxuum Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







