Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland Oo Magaalada Kismaayo Ka Daahfurtay Mashruuc lagu Hormarinayo Beeraleyda

263
Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay mashruuc lagu hormarinayo beeraleyda iyo xoolo dhaqatada, Mashruucan waxaa maalgelineysa Dowladda Norway, waxaana fulineysa hay’adda NRC.
Wajiga koowaad ee mashruucan lagu horumarinayo dadka Beeraleyda iyo kuwa Xoolo dhaqatada ah ayaa la qorsheeyey in laga fuliyo deegaanada hoos yimaada Degmada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose iyo Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.