Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam u amba baxay magaalada Garowe ee xarunta Puntland

0
368

Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow u amba baxay magaalada Garowe ee xarunta Puntland, halkaas oo ay kulamo kala duwan kuwada qaadan doonaan Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Dani iyo Masuuliyiin kala duwan.