
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland, Maamulka Degmada Dhoobley iyo Masuuliyiin kale ayaa Salaada Ciidul-adxaa kula oogay goobta loo asteeyay Boqolaal kamid ah Bulshada Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.
Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Masuuliyiinta ayaa iskugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciidul-adxaa ayaga oo si isku mid ah ubogaadiyay Nabada ay ku ciidayaan Shacabka Degmada




