Xildhibaanada kumatala Jubbaland BFS oo war kasoo saaray cunaqabataynta Jubbaland saaranBy Maamule - April 24, 20250349 Share on Facebook Tweet on Twitter Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ku matala Dowladda Jubbaland ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray dhibaatada Dowadda dhexe ay ku heyso Shacabka dagan Deegaanada Jubbaland.