
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Jubaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay odayaasha dhaqanka ee Degmada Baladxaawo, Gobolka Gedo.
Kulankan oo diiradda lagu saaray arrimaha horumarinta, nabadda, iyo wada-shaqeynta bulshada, waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka ku wehelinayay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Jubaland, Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Guddoomiyaha Degmada Baladxaawo, iyo saraakiil ciidan.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







