Madaxweynaha Dowladda Jubaland oo. maanta Shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda

60
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda oo lagaga hadlay arrimaha amniga, daadajinta shaqooyinka Wasaaraddaha, hormarinta Adeegyada aas aasiga ah iyo xaalada guud ee Siyaasada Dalka.