Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Jubaland oo furay Kulanka Dar-dar galinta Dakhliga gudaha

103
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Jubaland Mudane Nuur Cumar Shaale ayaa maanta furay Kulanka Dar-dar galinta Dakhliga gudaha oo ay kasoo qayb galeen Qaybaha kala duwan ee bulshada Reer Jubaland.
Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Waaxda Dakhliga Mudane Sakariye Cabdi Cali oo si wayn ugu mahad celiyay canshuur bixiyayaasha soo xaadiray madasha, Gudoomiyaha Urarada Bulshada Rayidka Abdifataax Cali Jalwo, Madax Mashruuca Saab,Agaasime waaxeedyada wasaaradda Maaliyadda, Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo masuuliyiin kale