Kullan lagu taageerayo go’aankii Jubbaland arimaha doorashooyinka oo kismayo lagu qabtey.

87
Maamulka Gobolka Jubbada Hoose Ayaa soo qaban qaabiyay kulan weyne lagu taageeraayo go’aanka Dowlada Jubbaland ay ka qaadatay Arimihii Sharci darada ahaa ay ku dhaqaaqeen Madaxda Dowlada Dhexe kaas oo baal-marsan Dastuurka Fadaraalka iyo Kan Jubbaland.
Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Gudoomiyaaasha ururada Haweenka Dagmada kismaayo iyo gobolka Jubbada Hoose iyo inta badan haweenka ku nool Dagmada kismaayo waxa ayna muujiyeen sida ay oogu riyaaqsan yihiin Hormarada ka socdo Deegaanada Jubaland ayaga oo soo dhaweeyay Doorashooyinka Socda ee Jubaland.