S/Gaas Sulub Axmed Firin Taliyihii Ciidanka Booliska ayaa shir iskugu yeeray Saraakiisha Hogaanada iyo Fadhiyada Madaxa banaan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,

0
419
Ujeedka Shirka ayaa ahaa qaban qaabada munaasabada xilwareejinta Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliya
S/Gaas Sulub Axmed Firin ayaa dhamaan Hogaanada iyo Fadhiyada Madaxa banaan faray in ay la shaqeeyaan Taliyaha Cusub ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan C/llaahi,