
Gudoomiyaha degmada Doolow Maxamed Xusen oo ay wehliyaan Maamulka iyo Hay’addaha gargaarka ayaa kulan xogwareysi ah la yeeshay Odayaasha, wax-garadka iyo Maamulka xeradda Barakacayaasha Qurdubey.
Kulankan ayaa looga hadlay dardargalinta amniga xerada Qurdubey, kaalinta ay Maamulka ku leeyihiin nabadeynta iyo u dib u heshiisiinta bulshada deegaanka xerada barakaca.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






