Taliyaha Ciidanka daraawiishta dowladda Jubaland ee gobalka Gedo oo la hadlay Ciidanka ayaa kula dardaarmay xoojinta howgalka ka dhanka ah Maleeshiyaadka Khawaarijta.

59
Taliyaha ciidanka daraawiishta dowladda Jubaland ee gobalka Gedo, Gen: Cabaas Ibraahim Gurey iyo Taliyaha ururka 1-aad, Guutada 30-aad ciidanka xooga Dalka soomaaliya, ee ku sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo, Dhame: Maxamed aaden dubad (iidorow) oo la hadlay ciidanka ayaa kula dardaarmay in la xoojiyo howgalka ka dhanka ah Maleeshiyaadka Khawaarijta ee dhibaatada ku haya dadka Soomaaliyeed.
Ciidanka kala duwan ee Dowladda Jubaland iyo kuwa xoogga ayaa mudooyinkii danbe waday howgalo culus oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Khawaarijta.