Madaxweynaha Dowladda Jubaland ayaa maanta dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada.

353
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada.