
Horjoogahaan oo lagu magacaabo Mowliid Buule Adan Barrow oo magaciisa Afagarashadu yahay (seefulaah)
ayaa isku soo dhiibay Ciidmaada Macawisleyda Koonfurta Mudug oo uu hogaaminayay Taliyaha Ururka 1-aad ee Macawisleyda Taliye Gureey Nuur oo Wehliyo Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Daraawiishta Galmudug G/le Geedi Qalabxor, waxaana hadda loo soo dhaadhaciyay Degmada Wisil oo fariisin u ah howlgalka Koonfurta Gobolka Mudug.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







