Ciidanka Jubbaland iyo Xoogga Dalka ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Bulla-Xaaji oo 90 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaay ee gobolka Jubbada hoose.

37
Ciidamada Dowladda Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab oo waabarigii hore ee saaka gacanta ku dhigay deegaanka Buulo-Xaaji oo 90-KM dhanka galbeed ka xigta magaakada Kismaayo.