
Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Jubbaland Dr Cabdishakuur Sheekh Maxamed ayaa tababar socday mudo toban cisha ah usoo xirey Garsoorka Dowladda Jubbaland.
Tababarka oo lagu qaadanayay cashiro ku saabsan sare u qaadista Garsoorka iyo Cadaaladda ayaa waxaa ka faa’ideystay xubno kasocday qeybaha kala duwan ee Garsoorka ee Jubbaland.
Munaasabada lagu soo xirayay tababarka waxaa ka qeyb galay Xeer ilaayaha guud ee Jubbaland, Gudoomiyaha Maxkamadda Sare iyo masuuliyiin kale oo ka socday Dowalada Jubbaland.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







