Gudoomiyaha degmada Doolow odayaasha dhaqanka, iyo maamulka ayaa kulan looga hadlay adkaynta Amniga deegaanka iyo wadashaqaynta bulshada iyo maamulka

93
Gudoomiyaha degmada Doolow Maxamed Xuseen Cabdi iyo hogaanka Amniga gobolka Gedo Gen Jamaal Xasan Sarey iyo Siyaasiyiinta kala ah Isaaq Horow iyo Nuur koofi oo dhawaan socdaal kaga soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa uga warbixiyey odayaasha dhaqanka, maamulka degmada iyo hogaanka Amniga howlihii usoo qabsoomay intay ku sugnaayeen magaalada Kismaayo.
Intii kulanka uu socday waxaa kale oo looga hadlay adkaynta Amniga deegaanka iyo wadashaqaynta bulshada iyo maamulka si bulsh…

Wax badan arag