Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa Guddoomisay Shirka Amniga imtixaanaadka ee Wasaaradaa Waxbarashada Soomaaliya

79
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS ahna Kusimaha Wasiirka Nuuro Mustaf Mukhtaar ayaa Guddoomisay Shirka Amniga imtixaanaadka ee Wasaaradaa Waxbarashada Soomaaliya, kaas oo lagu qabtay xarunta Taliska Ciidanka Boliiska.
Shirka waxaa goob joog ahaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin , Madaxda Hoggaanadda iyo Fadhiyada Madaxa banaan ee Booliska.