TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED S/GUUTO SULUB AXMED FIRIN OO TABABAR U SOO XIRAY 70 ASKARI OO BAANDA-MUSIG KA MID NOQONAYA.

91
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa tababar u soo xiray 70 Askari oo cusub oo ka mid noqonaya qeybta hab-maamuuska gaar ahaan ee Baanda Musikada Boliiska Soomaaliyeed.

Munaasabadda Tababarka loogu soo xiray ciidankaas waxaa goobjoog ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan C/llaa…

Wax badan arag