
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa tababar u qabatay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradaha Jubbaland, kuwaas oo wax laga barayay islamarkaana faham buuxa laga siinayay sidii ay qiimeeyn iyo dabagal sax ah ugu sameeyn lahaayeen mashaariicda kala duwan ee kasocda deegaanada Jubbaland ee ay wadaan Hayβadaha sida dhow ula shaqeeya Dowladda.
Furitaanka tababarka kadib waxaa suβaalo kala duwan la iska weydiiyay kuwo kale oo kan ka horeeyay iyo sida ay uga faaβideysteen shaqaalaha kala duwan ee Hayβadaha Dowladda ee hadda nasiibka u helay in ay qeyb ka noqdaan tababarkan manta furmay.





+8