Ciidanka Kumandooska Danab XDS Ayaa Gar’Gaar Gaarsiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

97
Ciidanka Kumandooska Danab XDS iyo Saxiibada cidanka mareykanka Ayaa Gar’Gaar Gaarsiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo.
Ururka 162’aad Guutada 16’aad Kumandoska Danab XDS iyo saxiibada Caalamka Ayaa Daawo Gaarsiyey Isbitaalka weyn ee Magaalada kismaayo Gobolka Jubada Hoose.
Daawooyinka ayaa Looga tala galay in lagu caawiyo Shacabka Somaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Kismaayo.
Danab Ayaa Gacan ku caawisa Shacabka Gacana Kula Dagalanta Khawaariijta.