Guddoomiyaha degamda Baladxaawo iyo saraakiil ciidan oo kormeeray xerada Ciidanka daraawishta dowladda jubbaland.

127

Guddoomiyaha degamda Baladxaawo Mudane Abdiasisi Hared Abdulahi iyo xubno ka Mid ah maamulkiisa oo ay wehelinayaan Saraakiisha amnniga ciidamada kala duwan ee dowladda Somaaliya sida:-Nabadsugida,Milatryga,booliska iyo ciidanka daraawiishta Dowlada Jubbaland ayaa saaka booqday xerada Ciidanka daraawishta dowladda jubbaland,

ay ku leeyihiin buurka ee degamada Baladxaawo. Masuuliyiinta ayaa ciidanka daraawishta dowlada jubbaland ku amaanay ilaalinta shacabka sidoo kalena waxaa ay kula dardaarmeen In ay ku dadaalaan hab-dhaqanka suuban iyo la tacaamulka bulshada ee habka ugu wanaagsan kana fogaadaan wax walba oo lid ku ah amni xumada sida xabadaha maalaayacniga ah iyo dayacaada shaqada qaranka,