WASIIRKA AMNIGA GUDAHA XFS OO XARIGA KA JARAY DHISMAYAAL CUSUB OO LAGU SOO KORDHIYEY XARUNTA MIINA BAARISTA BOLIISKA

72
Wasiirka Amniga gudaha XFS C/llaahi Shiikh ismaaciil (fartaag) Ayaa Xariga kajaray Dhismaha Cusub ee Xarunta Baarista ee Miina Baarista ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed,
Xarigjarka Dhismayaasha Cusub ee lagu soo kordhiyey Qeybtaan waxaa Goob Joog Ahaa Taliyaha Ciidinka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Boliiska S/Guuto Zakia Xussen Axmed iyo Marti Ka socotey Hay’addaha Caalamiga ah
S/Guutu Sulub Axmed Firin Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Munaasabada Kahadaly Ayaa Qiray in Saraakiisa Iyo Ciidanka Xaruntani ay yihiin Badbaadiyaha Bulshada. Markastana ay diyaaru yihiiin ka Hortaga Dhagaraha Khawaarijta .
S/guuto C/llaahi Shiikh ismaaciil (fartaag) Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Munaasabada Xarig Jarka ah kahadlay ayaa umahadCeliyay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sigaar ahna ugu Mahadceliyay Saraakiisha iyo Askarta Xaruntan ee Marwalba Qatar ugiliya Naftooda Sidii ay U badbaadin Lahaayeen Bulshadooda .
Xuruntaan Lagu soo Kordhiyey Dhismayaasha Cusub ayaa Halbowle u ah Sugida Amniga Guud ahaan Dalka Gaar Ahaan Caasimada Moqdisho .