Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka bulshada Dowlada Jubbaland oo maanta qabatay manaasabadda xuska maalinta dhimirka aduunka

219
Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka bulshada Dowlada Jubbaland ayaa maanta qabatay manaasabadda xuska maalinta dhimirka aduunka oo looga hadlayay sidii loo dardargelin laha ka shaqeynta xanuunka dhimirka iyo daryeelidda dadka dhimirka ka xanuunsan.
Munaasabadda waxaa ka so qeybgalay Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka jubaland xubno kasocday Ururka Dhakhaatiirta Jubbaland, Hay’adaha bahwadaagta la ah Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland.