
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Ibraahim Xasan Cabdi ayaa maanta kormeer ku tagay shirkadda adeegga Tayo dhowrka Jubbaland.
Kormeerkan oo daarranaa indha-indhayn uu Wasiirka ku sameynayey qeybaha kala duwan ee ay shirkada ka koobantahay ayaa waxaa ku wehlinayey Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga Jubbaland Aadan Xirsi Col-ujoog, Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Cabdi shukri carab Cumar, Gudoomiyaha shirkada Tayo dhowrka Jubbaland Maxamed Axmed Nuur, Gudoomiye ku xigeenka shirakada Cumar Cabdi Ibrahim iyo xubno

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







