Fariin wacyigalin ah oo ku sabaabsan muhiimada talaalka

0
1557

Halkaan hoose ka dhagayso Fariin wacyigalin ah oo ku saabsan arimaha talaalka iyo muhiimadiisa. Waxaa fariintaan idiin soo diyaarisay wasaaradda cafimaadka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adda UNICEF iyo WHO.