Barnaamij Looga hadlaayo Arimaha Haweenka

0
2081

Barnaamij gaar ah oo looga hadlaayo arimaha haweenka. Caqabadaha haysta iyo waliba sida xal loogu helli karo. Barnaamijkaan waxaa hirgalisay hay’adda SWSO oo kaashanaysa Albany Association.