Dhageeyso: Barnaamij gaar ah oo ku saabsan doorka haweenka ee siyaasadda

1005

Barnaamijkan ayaa looga doday doorka ay haweenka Soomaaliyeed ku leeyihiin siyaasadda iyo waxyaalaha ay kusoo kordhin karaan dumarka, waxaa sidoo kale barnaamijka looga dooday kaalinta odoyaasha dhaqanka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku aadan taageerada dumarka sidii ay ku fariisan lahaayeen kuraasta go’aan gaarista.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya, Salaadiinta Jubbaland, ururrada haweenka, iyo mid kamid ah haweenka xildhibaannada baarlamanka Jubbaland.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.