Barnaamij Gaar ah oo looga hadlaayey maalinta haweenka Aduunka.

667

 

Barnaamij gaar ah oo looga hadlayo maalinta haweenka Aduunka oo ay qabteen ururka Hawenka Suxufiyiinta Jubbaland,Media Women Networka  iyo Xafiiska qaramada Midoobey ee UNSOM.