Ciidamada dowladda, Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo dadka degaanka oo is garabsanaya ayaa gacanta ku dhigay Deegaanno hor leh oo ay hore uga talinayeen Al-Shabaab.
Deegaannada soo galay gacanta Ciidamada oo haatan ay Ciidamadu howlgallada ka wadaan ayaa kala ah Galcad ( Mudug ), Ceel-Qalow Iyo Gabdhaale’
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Sheekh ayaa Risaala u faah faahiyay degaannada lala wareegay.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







