Madaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose iyo kuxigeenkiisa

0
968

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa isbadal ku sameeyay maamulka Gobolka Jubada Hoose.

1. Mudane Xasan Cabdi Guure-Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose

2. Mudane Muuse Maxamed Sheekh- Gudoomiye Ku-xigeenka Gobalka J. Hoose