
Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.
Socdaalka Ergeyga waxaa ku weheliyay xubna ka socda hay’adda WFP, waxaana ujeedka safarkooda yahay u kuur gelidda xaaladda dadka ay abaaraha saameeyeen

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







